image
Yaxya Sh. Ismail
Yaxye  sh.  Ismail  Waxa  uu  muddo  dheer  ku  soo  jiray  saxaafadda  qaybaheeda  kala  duwan,  waa  shakhsi  ku  sifoobay  dad  la  dhaqan  iyo  hawlkarnimo  daacadi  ku  dheehantahay,  Yaxye  waxa  uu  mudooyinkii  u  danbeeyay  ahaa  hadana  yahay  Agaasimah  TV-ga  Kalsan  Qaybtiisa  Somaliland.