image
KHADAR BAARUD
Khadar  Baarud,  waxa  uu  ka  mid  ahaa  dhalinyartii  fursadaha  waxbarasho  ka  helay  wadanka  Ciraaq,  ka  dibna  dagaaladii  wadankaasi  ka  dhacay  ay  saamayn  ku  yeesheen,  khadar  waxa  uu  xirfadiisa  shaqo  ka  bilaabay  warbaahinta  isaga  oo  xubin  firfircoon  ka  ahaa  Websitekii  la  odhan  jiran  HalganNews,  khadar  waxa  uu  sidoo  kale  ka  mid  ahaa  dhalinyaradii  tacabka  badan  galisay  Sidii  uu  Marlabaad  u  guulaysan  lahaa  Xisbiga  Kulmiye,  Khadar  Himiladaa  uu  ka  midho  dhaliyayna  uxuu  ku  mutaystay  in  uu  maanta  yahay  Badhasaab  ku  xigeenka  Gobolka  Marodi-Jeex